Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»KASHIFAAD: Ololaha Qarsoon ee Madaxtooyada Soomaaliya ku bedeleyso Kiiska C/kariin Qalbidhagax [Akhri]

    KASHIFAAD: Ololaha Qarsoon ee Madaxtooyada Soomaaliya ku bedeleyso Kiiska C/kariin Qalbidhagax [Akhri]

    September 2, 2017Updated:September 2, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa difaac ka dhigatay war laga soo xigtay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya oo ku saabsan kiiska Sarkaalkii ONLF ee loo gacan geliyay Itoobiya.

    Sarkaalkan oo ah afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya laguna magacaabo Meles Alem ayaa wakaalada Wararka ee Mareykanka ee AP ay ka soo xigatay in C/kariim Qalbo dhagax inuu is dhiibay, isagoo intaas ku daray in dowladda Soomaaliya ay fududeysay arrintan.

    Labadaas erey ee AP kasoo xigatay sarkaalkan ayaa neef weyn kasoo fujiyay dowladda Federaalka iyo madaxtooyada oo caawa oo dhan faafineysa qoraal ku soo baxay website-ka Washington Post oo hadalkan lagu soo qaatay, iyadoo lagu faahfaahiyay kiiska ku xeeran sarkaalkan.

    Xogta la helayo ayaa sheegeysa in madaxda dowladda Soomaaliya maalmihii ugu danbeeyay dowladda Itoobiya ka baryayeen inay warkan is dhiibidda Qalbidhagax soo saarto si culeyska ka heysta shacabka Soomaalida uga dego, kaasoo u muuqda mid soo daahay.

    Madaxtooyada Soomaaliya iyo website-yada taageera ayaa ku jaha wareeraay difaaca kiiskan iyo in loo bedelo sarkaal isu dhiibay Itoobiya, waxaana la yaab leh sababta keentay in Dowladda Soomaaliya oo arrintan ka dambeysay ay awoodi weyso inay go’aan cad umadda Soomaaliyeed u sheegto halkii ay sugi lahayd Adis ababa.

    Waxaa ka sii yaab badan in Madaxtooyada Soomaaliya ay saxaafadda u dusiso Warqad dal-kugal ah oo sirdoonka Iboobiya u soo saareen C/kariin Qalbidhagax si taasi daliil looga dhigo inuu raali ka ahaa dhiibistiisa.

    Dad badan ayaa is weydiinaya haddiiba C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi dhagax) isu dhiibay Itoobiya sababta uu Kilinka Shanaad isaga xaadirin waayay ee keentay in maamul Goboleed laga soo afduubto, loona diido dadkiisii iyo qoyskiisii markii uu ku xirnaa Muqdisho.

    Maxaa sarkaalka intii uu Muqdisho ku xirnaa loogu bandhigi waayay saxaafadda si uu afkiisa uga sheego inuu Itoobiya ku noqonayo ama uu isu dhiibay dowladii qoyskiisa oo dhan leysay?!!. haddiise berri la arko isagoo Jigjiga ka leh “waan is dhiibay” maxaa is-bedelaya.?

    Waxaa kaloo isweydiin leh sababta keentay in sarkaalkan laga qariyo ehelkiisa ee diyaarad min  Muqdisho, Baydhaba ilaa Itoobiya  loo saaro iyadoo madax sare oo Soomaali ah ay ku wehliyaan, xoriyadiisiina laga qaaday.

    Haddey arrintu sidaas u sahlan tahay oo Qalbi dhagax Itoobiya isu dhiibay maxay xasaasi u noqotay oo dowladda Soomaaliya uga hadli weyday xilli kacdoon aan hore loo arag socdo oo ay marti uga tahay Itoobiya.??? Muxuuse markii la dhiibay kadib maalmo badan u qaatay inaan lasoo alifin qoshaha is-dhiibidda ee soo dib dhacay oo cidka ka gedmi doonin.

    Wadani

    C/kariin Qalbi dhagax Farmaajo Itoobiya Madaxatooyada ONLF Qalbidhagax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAMIIRKA ALSHABAB: “”Reer Muqdisho waa inay ogaadaan Mareykanku ku jiro aargoosi” [Farriin]
    Next Article Xildhibaan Mahad Salaad oo kashifay Sir cusub oo ku saabsan Kiiska C/kariin Qalbidhagax [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo