Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maamulka Jubba: “Haddaan laga noqon mooshinka Jubba, waxaan ka fiirsaneynaa wada shaqeynta dowladda Federaalka”

    Maamulka Jubba: “Haddaan laga noqon mooshinka Jubba, waxaan ka fiirsaneynaa wada shaqeynta dowladda Federaalka”

    May 16, 2015Updated:May 16, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka kumeel gaar ka ah ee Jubbaland ayaa cambaareeyay  mooshin ay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ka keeneen maamulkaasi oo ay ku eedeeyeen musuqmaasuq iyo xaqdarro lagu dhisay baarlamaanka Jubba iyo dastuurka iyo heshiiskii Addis abab oo ay jebiyeen.

    Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee maamulka Jubba C/qaadir Xaaji Maxamuud (Lugadheere) ayaa si caro leh u sheegay inaysan waxba ka jirin eedaynta u jeediyeen maamulkooda qaar kamid ah Baarlamaanka Dowladda federaalka, wuxuuuna amar ku siiyay guddoomiyaha Baarlamaanka inuu joojiyo mooshinkaasi, isagoo ku eedeeyay xildhibaanada mooshinka wada inay doonayaan qas ay ka dhex abuuraan dadka  Gobolada Jubooyinka.

    lugadheere
    Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee maamulka Jubba C/qaadir Xaaji Maxamuud (Lugadheere)
    Wuxuu mar kale ku tuhmay xildhibaanada Muqdisho jooga ee ee mooshinka ka geeyay maamulka Jubba  inay rabaan lacago laaluus ah inay ku qaataan sidii ay ku  Ra’iisul wasaarihii hore C/weli Sheekh Axmed oo kale.

    “Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari waxaan ugu baaqayaa inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo mooshinka laga geeyay Jubba, raali gelin halaga bixiyo mooshinka daneystayaasha ay keeneen ee Guddoomiye jawaari yiri waa qeybiyay, waa in degdeg raali gelin laga bixiyo, haddaanu ka bixin waan ka fiirsaneynaa wada shaqeynta aan la leenahay dowladda Federaalka, raali gelin cad ayaan sugeynaa, haddaan laga bixin wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa u sabab ah” ayuu yiri Suldaan Lugadheerre oo caro xoog lihi ka muuqatay.

     

    Hoos ka dhageyso hadalka madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubba

    http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2015/05/C.qaadir-luga-dheere.mp3

     

    Mooshinka oo dhowaan loo qeybiyay xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in doodiisa ay toddobaadkan ka bilaabto baarlamaanka, waxaana jira xildhibaanno badan oo taageersan mooshinka, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee kooxda Axmed Madoobe ka hadasho mooshinka ka yaala.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

    Baarlamaanka Federaalka Lugadheere Maamulka Jubba Prof. jawaari
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAl Shabaab militants on the run after being repulsed in the Lower Shabelle region
    Next Article Madaxweyne Gaas oo ku laabtay Garowe iyo Mooshinkii looga horjeeday oo dib u soo noolaaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo