Tuesday, May 13, 2025

Maxamud Sayid Aden oo Garbahaarey uga dhawaaqay inuu yahay madaxweyne Maamulka Lixda Gobol

Madaxweyne ku xigeenkii Maamulkii K/Galbeed ee uu madaxweynaha ka ahaa Madoobe Nuunow ninka lagu magacaabo Maxamuud Sayid Aadan uga dhawaaqay  magaaladaGarbahaarey ee Gobolka Gedo inuu yahay Madaxweynaha KMG ee Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya kadib markii Madoobe Nuunow wasiir ka noqday maamulka K/Galbeed ee Shariif Xasan madaxweynaha ka yahay.
Maxamuud-Sayid-Aadan
[ad name=”HTML-5″]
Shir jaraa’id oo uu qabtay ayuu Maxamuud Sayid Aden a ka sheegay  inuu mowqifkoodu  cad yahay Dastuurkooodu sheegayo inuu booska buuxinayo Madaxweyne ku xigeenka, mar haddii Madaxweynihii is casilo ama shaqada ka tago, “Waxaana caddeynayaa in wixii maanta ka bilowda inaan ahay Madaxweynaha K/Galbeed, xubnaha kale ee xilalkooda baneeyay  dib ayaan ka soo magacaabi doonaa” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aden.
Maxamud Sayid Aadan ayaa u muuqda inuu weli ku  dhegan yahay maamul lagu kala tegay oo lix Gobol ka kooban, waxaase jira siyaasiyiin iyi bulsho badan oo reer Gedo ah oo aad u diidan inay wax la qeybsadaan Axmed Madoobe iyo maamulkiisa Kismaayo.
Goobjooge.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]
[ad name=”HTML-6″]
[ad name=”HTML-7″]
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON