Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya oo loo balansanaa 9-ka Bishan September.
Maxkamadda ayaa sheegay kadib markii ay codsi dib u dhigis ah ka heshay dowladda Kenya, isla markaana ay tixgelisay jawaabta dowladda Somalia ka bixisay codsiga Kenya ay go’aamisay in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda ilaa 4-ta Novembar, 2019.
Qoraalka Maxkamadda hooska akhriso
