Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha Maxkamadda rafcaanka G/Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim oo loo diray xeer ilaalinta, C/raxmaan C/Shakuur, taliyaha Booliska G/Banaadir iyo taliyaha Booliska Saldhigga degmada Wadajir lana ogeysiiyay CID-da ayaa loo qabtay 3-da Janaayo 2017 in la qaado dacwadda.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA