Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo la shaaciyey (Akhriso sida loogu kala guuleystay)

    Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland oo la shaaciyey (Akhriso sida loogu kala guuleystay)

    June 6, 2021Updated:June 6, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay natijada Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo ahaa Gobolkii ugu danbeeyay ee la wada sugayey.

    Natiijada Gobolka Maroodijeex oo leh 20 xildhibaan ayaa saddexda xisbi ee ku tartamay musharixiintooda waxay u kala heleen sida soo socota:

    Gobolka Maroodijeex: Golaha caasimadda Hargeysa wuxuu leeyahay 20 xildhibaan
    Kulmiye: 8
    Wadani: 7
    UCID: 5

    Natiijada cusub ee Gobolka Maroodijeex ayaa soo dhammeystireysa Doorashada Golaha Wakiilada cusub ee Somaliland oo ka kooban 82 xildhibaan, iyadoo ay xisbiyada u kala heleen:

    Kulmiye: 30
    Wadani: 31
    UCID: 21

    Natiijada ayaa waxaa ka muuqata in xisbina aanu helin aqlabiyad uu ku noqdo shir guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, iyadoo la sugayo isbaheysi ay yeeshaan xisbiyada Mucaaradka ama inuu xisbiga UCID heshiis la galo Xisbiga talada haya ee Kulmiye, taasoo kala jebin karta mucaaradkii.

    Musharaxii Jaamac Batuun ayaa noqday musharaxa ugu cadadka badan, isagoo u guuleystay codad gaaraya 20,231 cod.


    HOOS KA AKHRISO MAGACYADA:

    UCID
    1.Cabdinaasir Yuusuf Cismaan
    2. Maxamed Khadar Daahir Mooge
    3. Maxamed Jaamac Ismaaciil
    4. Maxamed Cismaan Maxamed
    5. Maxamed Xasan Siciid

    KULMIYE:
    1. Axmed Maxamed Maxamuud
    2. Axmed Cabdi Muuse Cige
    3. Cabdikariin Maxamed Muxumed
    4. Yaxye Cabdillaahi Aamiin Ismaaciil
    5. Xasan Saleebaan Dhuxul Laab-saalax
    6. Maxamed Xuseen Jaamac Raamboo
    7. Axmed Yuusuf Nuur Guruuje
    8. Cabdillaahi Sh. Muxumed Axmed.

    WADDANI.
    1. Barkhad Jaamac Xirsi Batuun
    2. Axmed Dayib Aadan Guuleed (Ku caddeeye)
    3. Siciid Maxamed Ismaaciil Diiriye ”Sokeeye”
    4. Jamaal Aadan Diiriye Ciise
    5. Eng. Axmed Cabdi Ibraahin Cige
    6. Xuseen Ismaaciil Jaamac Xirsi Budul
    7. Ibraahin Maxamed Jaamac.

    Doorashada Somaliland Kulmiye Natiijada Doorashada Somaliland Top UCID Waddani
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNatiijada Doorashada Golaha Degaanka Hargeysa oo la shaaciyey iyo Musharax taariikh dhigay (Akhriso)
    Next Article Labada Musharax ee taariikhda iyo Rikoorka cusub ka dhigay Doorashadii Somaliland (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo