Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Nicholas Kay oo ku fashilmay waanwaan uu ka dhex waday Madaxweynaha & Isbaheysiga Cadaado

    Nicholas Kay oo ku fashilmay waanwaan uu ka dhex waday Madaxweynaha & Isbaheysiga Cadaado

    April 15, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdi uu hogaaminayay ergeyga  Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo maanta booqday degmada Cadaado ayaa dib uga laabtay iyadoo ay suuragal noqon weyday in shirka maamul u sameynta gobollada dhexe la furo, xilli uu doonayay inuu furitaanka shirkaasi ka qeyb galo.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xaalad adag kasoo food saartay wadahadal uu kula jiray saxiixayaasha ku sugan Cadaado ee Ximan & Xeeb, Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa diiday in la furo shirka inta la isla meel dhigayo arrinta magacaabidda caasimadda Gobolada dhexe ee madaxweynaha uga dhawaaqay Dhuusamareeb.

    key-cadaado

    [ad name=”HTML-1″]

    Shir gaar ah oo ergeyga Qaramada Midoobay la qaatay saddexda kooxood ayaa fashil ku dhammaaday kadib markii ay saddex dhinac ee Ximan & Xeeb, Galmudug iyo Ahlu sunna diideen in waanwaantii uu soo jeediyay Mr. Kay ee ahayd in marka hore shirka la furo kadibna laga wadahadlo wixii la isku diidan yahay. Saddexda dhinac ee isku baheystay Cadaado ayaa ergeyga Q/Midoobay u jeediyay inuu faraha kala baxo arrinta dhex taalla iyaga iyo madaxwynaha.

    Markii uu fashilay shirkii Nicholas Kay iyo dhinaca Ximan & Xeeb, Galmudug iyo Ahlu sunna ayaa shir kale waxaa qaatay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Nicholas Kay oo ugu danbeyntii keentay in wafdigii UN-ka ay ka tagaan Cadaado.

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

    Cadaado Nicholas Kay Yusuf Garad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Qodobo Shuruudo ah oo Beesha Cadaado ku xirtay madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article Ceeb farsamo oo maanta ka dhacday dhismaha cusub ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo