Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mahadceliyay u magacaabidda magacaabo Ergeyga…
Browsing: Yusuf Garad
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa codkiisa ku biiriyey qeylo dhaanta lagu dalbanayo in xoriyadiisa loo soo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, ahna saxafi ruugcaddaa ah ayaa ka hadlay xariga dowladda Soomaaliya ay u geystay tifaftirihii Warbaaahinta…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo tifiaftirihii laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ka hadlay war kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka…
Guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigey Munaasabaddii caleemo…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa difaacay inuu guddoomiye ka noqdo Guddiga qabanqaabada xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Galmudug…
Maaddaama xannibaadda magaalada dul saaran oo marba marka ka dambeysa ka soo dareysay ay hadda mareyso heerkii ay ugu liidatay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ahna saxafi weyn ayaa soo bandhigay qaabka loo baari karo falkii…
Maroodi weyn ayaa Xamar dhex taagan! Ma arkin miyaa?Keligaa ma aha. Qof aragtay ma jirto! Ma qarsoona loomana jeedo.
Sharciga Batroolka ayuu Baarlamaanku la degdegayaa. Dhinaca kalena waxaa isa sii dhimaya oo hoos-u-tiris ku socda wakhtiga ka haray in…
Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan.…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaq wadajir…
Marka laga soo tago xiriirkeenna caalamka iyo gaar ahaan kan mandiqadda aan ku naal, maalmihii na dhaafay waxaa dalkeenna ka…
Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada,…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Q/Midoobay uu qaatay dalabkii Soomaliya,…
Soomaaliya dhibaato xoog leh ayaa ka jirta. Shacabka Soomaaliyeed waa dhibban yahay. Soomaali kasta waxaan ku leeyahay, haddii xalka aadan…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in dowladda Kenya ay wado qroshe ay Afrika iyo Asia…
Marar badan ayaan arkay iyada oo la isku khaldayo Ku Sime iyo Sii Haye ama loo adeegsanayo sidii in ay…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay xaaladda kacsan ee ka dhex jirta Baarlamaanka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay dadaalkii dheeraa ee loo galay in lagu sii daayo siyaasiga…
