Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017.
Browsing: Yusuf Garad
Socdaal diblomaasiyadeed oo uu horseed ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaan midkiiba habeen ku soo hoyannay saddexda caasimadood…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qeyb gashay shir ay soo qabanqaabisay dowladda Qatar oo ka dhacay xarunta New York.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka ka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garad Cumar ayaa maanta hortegaya Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah.
Muqdisho iyo Kigali – Shalay iyo Maanta
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudodomay safiirka cusub ee Itoobiya u soo…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa farriintiisii ugu horeysay u diray xildhibaanada isagoo uga mahad celiyay…
Weligeey iskumaan deyin mas’uul la doortay sida Madaxweyne iyo Guddoomiye Baarlamaan ama mid la magacaabay sida Ra’iisal Wasaare iyo Wasiir…
Waxaa Muqdisho ku sugan tiro badan oo ka mida safiirada Soomaaliya u fadhiyay dalalka dibadda u yimid olole xildoon ah.
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada culculus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u…
Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa maanta iga guddoomay waraaqda aqoonsiga Danjirennimo ee wakiilnimada Soomaaliya ee Qarammada Midoobay…
Jamhuriyadda Soomaaliya Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay ee ay Midoobeen Gobolladii uu Ingiriisku gumeystay iyo kuwii ay Qarammada Midoobay gaarsiisay…
Dhegeheyga waxaan marar badan ku maqlay shakhsiyaad ayaga oo aan ahayn horena u noqon loogu yeerayo Madaxweyne. Mararka qaar anigaaba…
Maanta waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacadda Kenya ka dhanka…
Shalay ayay Maxkamadda Hague ee Caddaaladdu billowday wareegga labaad ee dhegeysiga diidmada hordhaca ah ee Kenya ee kiiska ay Soomaaliya…
Afar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad…
Waxaan dhegeystay weraysi laga qaaday dhibbane la miyir beelay dhib uu sarkaal booliis ahi gaarsiiyay.
