Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mida odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha Hawiye ee ka horjeeda dowlada Federaalka ayaa laga soo saaray baaq iyo digniin loo jeediyay madaxda dowladda Federaalka.
Kulanka oo ay ka dhex muuqdeen xildhibaannada ku kacsan xukuumadda Soomaaliya ayaa laga soo saaray qoraal dowladda ku eedeeynaya inay faragelin ku heyso maamullada Beesha Hawiye, sida loo dhigay.
Ka qeybgalayaasha hsirka ayaa soo jeediyay in la dhiso maamulka Gobolka Banadir, iyadoo sheegay in Gobolka Banaadir dhaqaalihiisa ay ku nool yihiin maamuladda kale oo dhan, isaga aan loo ogoleyn xuquuqdiisa.
AKHRISO QORAALKA