Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sii wada dagaalka baraha bulshada ee uu ku beegsanayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusman,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waanwaan ka dhex bilaabay labada Aqal ee…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa baraha bulshada isku weersaday weerar kale oo siyaasadeed, iyadoo uu…
Fadhiigii Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd furmay kadib markii ay soo xaadireen xildhibaanno gaaraya 148, iyadoo kulankan uu hore u…
Waxa maanta magaalada Baydbaba lagu doortay saddex xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Somalia, kadib markii kuraastaasi ay banneeyeen…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jawaabay khudbad uu dhowaan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyay xarunta…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta ay yeelana lahaayeen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen…
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in xildhibaan Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) uu ku guuleytay kursiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socota doorashada 3 kursi oo ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay kuraastaasi banneeyaan saddex…
Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mida Golaha Baarlamaanak Federaalka oo si weyn u taageerada Madaxweyne Farmaao ayaa weerar culus…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay xilalkii ugu horeeyay ee…
Senator Mahdi Daahir Sheikh Nuur oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe ka sheegay in dowladda…
Senaror Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole, horena u soo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku…
Xildhibaan Cali Maxamad Cumar (Cali Balcad) oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isla amrkaan ahaa agaasimihii Madaxtooyda ee madaxweyne Xasan Sheekh…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay wadaan Mooshin ka dhan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad jawaab kulul ka bixiyey khudbad uu maanta jeediyey madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo sheegay in dalku…
Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka…
Kulanka Golaha Bararlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa sabab la’aan u baaqday, iyadoo aan wax faahfaahin ah…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weerarray hab-dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo hadalladii ugu danbeeyay ee…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka federaalka ayaa si shaqsi ah u soo dhex galay xaaladda ka dhex…
