Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka iyo siyaasiyiinta sida weyn u taageersanaa doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maalin la soo hormariyay xilliga la hor geynayo Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeeda…
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha cusub ee magacaaban Xasan Cali Kheyre uu wado qorshe keeni kara inay…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xilka loo doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo ee madaxweynaha Soomaaliya.
Mid ka mida musharixiinta u taagnaa xilka madaxweyne, kana tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay olole looga horjeedo…
Haweeney Soomaali ah ayaa la soo weriyya inay fal naxdin leh ku dhaqaaqday magaalada Oslo ee dalka Norway, gaar ahaan…
KASHIFAAD: Xildhibaan Fowsiya oo bilowday Mooshin nooc cusub ah oo Ra’iisal wasaare lagu magacaabayo
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday olole nooc cusub ah oo aan hore loo arag kaasoo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasab Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Baarlamaanka Federaalka ka doodo mustaqbalkiisa siyaasadeed fadhiga ugu horeeya…
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Soomalaiyeed ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Muna Sheekh Khaliif Abuu (Muna Kay) oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa shaacisay sawirro muujinaya bubur ku dhacay gaarigeeda…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in la joojiyay kulan caawa dhex mari lahaa xildhibaanada labada aqal ee…
Wakiilka beesha caalamka ee sida korjoogtada ah uga qeyb galaya doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga dhex saaray fadhiga xildhibaanada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka ay ka caroodeen sida…
Laba kursi oo ka mida Aqalka sare oo ah kuwii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho ayaa loo diyaariyay inay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Arbacadda 8-da Febraayo 2017.
Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu faragelin ku sameeyay fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya…
Musharaxa xilka madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa khudbad kulul u jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka.
Mid ka mida musahrixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa wacdarro ka dhigay labada aqal ee Baarlamaanka isagoo jeediyay khudbad la…
