Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruud ku xiray shir ay qabanqaabineyso beesha caalamka oo ay isugu imaanayaan…
Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
Musharax Madaxweyne oo magaca Guddi ka tirsan Baarlamaanka Qoraal culus ugu diray Madaxweyne Farmajo
Musharaxa xilka Madaxweynaha C/qaadir Cosoble Cali oo ka mida midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa qoraal ku saabsan ciidamada dowladda u dirtay…
Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka…
Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, kadib markii uu farriin u diray madaxweynaha Somaaliya…
Iyadoo is mari waagga Doorashada 2021 uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa sii kordhay loolanka u dhaxeeya labada dhinac ee dowladda…
Dadaalkii loogu jiray xal loo helo caqabadaha hortaagnaa Doorashada Dadban ee gashay sanadka 2021 ayaa u muuqda mid burburay oo…
Shirar si gaar gaar ah uga dhacay magaalada Garowe, intii lagu jiray iyo markii lasoo gabagabeeyay Madashii aragti-wadaagga machadka Heritage…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daqiiqado ka hor sanadka cusub ee 2021 saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay in hore loogu socdo oo la qabto Doorashada dadban ee lagu muransan…
Madaxweynaha Soomaaliya ee mudad xilkiisa uu sii dhammaanayo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddiga Madaxa…
Shir madaxeedkii aan caadiga ahay ee IGAD ugu soo dhammaaday dalka Jabuuti ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan arrimihii…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaara kula yeeshay Magaalada Jabuuti madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hor shir…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay glabata dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee geeriyooday qarixii ka dhacay…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saaray Warbixinta Baarista Maaliyadda dowlada Federaalka e sanadkii 2019, iyadoo si weyn looogu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Amiirka dalka Qatar Amiir Tamin Bin Hamad Althani.
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku adkeysatay qabashada Doorasho lagu muransan yahay, isagoo xukuumadda ku…
