Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa ka qeyb galay kulan…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga oo hoggaaminayo oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte.
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Talyaaniga, iyadoo la sheegay inuu martiqaad…
Mareykanku waa ka duwan yahay dalalka kale marka ay timaado Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho, waxaan saraakiisha iyo madaxda dalkaasi ee…
Dood xoog leh ayaa ka taagan baraha bulshada kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xarunta Xalane u tegay sidii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqihiisa Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacowday Soomaaliya.
Waxaa soo shaac baxay mid ka mida dalalka Soomaaliya ku riixaya inay ka mid noqoto isbaheysiga saddex geesoodka ah ee…
Dalalka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea, kadib cod loo qaaday qaraar…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka iyo Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa soo dhoweysay iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritera iyo go’aanadii ka soo baxay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay dib ugu soo laabtay dalka ayaa kulan degdeg maanta la yeeshay taliyeyaasha ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu kaga soo qeyb galay magaalada Bahra…
Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed: “Geeska Afrikada Cusub wuxuu mustaqbalka yeelan doonaa Hal Madaxweyne…”
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Geeska Afrika ee cusub uu mustaqbalka yeelan doono hal madaxdweyne ee aysan…
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynayaasha Somalia iyo Eritrea oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Gondor, Itoobiya
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Atse Tewodros ee magaalada Gondor dalka…
Hogaamiyeyaasha dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa shirkoodii labaad ku yeelanaya dalka Itoobiya, sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la yeeshaywafdi ka socda Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Hulusi Akar…
Finland ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kasoo soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo waraqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweyne Farmajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho [Daawo Khudbadii kululeyd ee Maamul Goboleedyada]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka…
