Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray madaxda ku lebisatay dareyska ciidamada xoogga dalka ee milateriga.
Ra’iisal wasaaraha oo ku wehliya madaxweynaha xafladda dabaaldegga asaaska ciidamada xoogga dalka ee sanadguuradiisa 57-aad ayaa soo xirtay dareyska milateriga oo uu hore u xirtay madaxweyne Farmaajo markii uu dagaalka ku dhawaaqay.
Dad ku dhoadhow Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha uu xirashada dharka milateriga ku maamuusayo xuska maalinta 12-ka April oo kaliya.
DHAGEYSO HEESTA DHIGI MAAYO TUUTAHA EE ALFANNAAN SALAAD DERBI
Wadani.com