Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Cumar C/rashiid oo taageero u raadsaday Boqorka Daarood

    Shirkii Garowe oo lagu kala kacay & Cumar C/rashiid oo taageero u raadsaday Boqorka Daarood

    July 16, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa u socdaalay  degmada Qardho ee Gobolka Bari, halkaasoo uu booqasho ugu tegayo Boqorka Burhaan Boqor Muuse oo ah duubka Beesha Daarood, waxaana safarkan uu yimid kadib markii la isku mari waayay laguna kala kacay wadahadalkii Garowe ee u dhaxeeyay maamulada Puntalnd, Juba iyo dowladda Federaalka.

    burhan-cumar

    Ra’iisal wasaaraha aya duhurnimadii u baqoolay Qardho kadib markii uu dib u dhac ku yimid safarkiisii saaka, waxaana la filayaa inuu Boqor Burhaan oo dhowaan Muqdisho yimid uu kala hadlo khilaafka ka taagan maamulka Galmudug oo Puntland ay diidan tahay.

    C/weli Gaas ayaa caddeeyay inaysan aqoonsaneyn maamulka Galmudug ee cusub, wuxuuna ku adkeystay inaysan aqbali doonin maamulkaas inuu la mid noqdo maamulada kale ee dalka. Arrintan oo fashil ku keentay dadaalkii uu waday Cumar C/rashiid oo ahaa in xal loo helo cabashada Puntland.

    Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa inuu ilaa maalinta ciida ku sugnaado Qardho. Boqorka Daarood ayaan lahayn door siyaasadeed, waxaase dhici karta inuu gacan ku siiyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid sidii uu xal ugu heli lahaa khilaafka dowladda Federaalka kala dhaxeeya Puntland. Waxayna xaaladu u muuqataa mid u janjeersatay qaab beeleed.

    Akhri: Shirka Garowe: Ma shir beeleed baa mise shir maamul Goboleedyo & dowlad Federaala..?

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Boqor Burhaan Cumar C/rashiid
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHogaamiyeyaal Alshabab ah oo lagu dilay weerar ay Baardheere ku qaaday diyaarad Drone ah
    Next Article 90 Sarkaal oo Booliska been abuur ahaan mushaar uga qaadan jiray oo la soo saaray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo