Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya ahna Siyaasi xilal badan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), haddana ku magacaaban la-taliye wasaaradda Warfaafinta ayaa wacad ku maray inuu dacawad ku soo oogi doono saxafiga afka dheer ee Daahir Calasow.
Arrintan ayaa ka dambeysay markii uu Daahir Calasow baahiyay war ku saabsan haweeney sheeganeysa inuu uur ku inkiray C/raxmaan Yariisow.
Qoraalka uu diray Yariisow, sida uu baahiyay Daahir Calasow hoos ka akhriso
Defamation claim against you
Onderzoek Journalist Alasow
Abdirahman Omar Osman <[email protected]>
To Dahir Alasow
CC Margot van der Veen Rik Delhaas Peter Schouten | Schoutenlegal Today at 9:06 AM
Dear Dahir,
Further to our previous contacts it appears that you chose to deliberately continue to harm my reputation. You recent publication of last night is clearly defamation.
As you are aware this is a defamation and you leave me no option but to seek legal action against you.
I don’t even know why you continually target me, but I can assure you that this cannot continue anymore and you will regret it.
Abdirahman Omar Osman
Hanjabaad iiga timid Cabdiraxman Yariisow
Defamation claim against you
Onderzoek Journalist Alasow
Abdirahman Omar…Posted by Dahir Alasow on Tuesday, 16 August 2016