Browsing: Banaadir
Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdidsho ayaa maanta xiran iyadoo sababta loo xiray ay tahay munaasabadda xuska asaaska ciidamada Asluubta…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow uu ku guuleystay Dacwaddii Maxkamadda Racfaanka…
Dowladda Somalia ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya loo xiray falkii laga wada naxay ee lagula…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed uu ciidamo cusub oo Boolis ah geeyay Saldhigyada degmooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal Mooto Bajaajle ah, kadib markii uu rasaas ku furay.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka xeer ilaaliyiha Qaranka oo saaka lagu toogtay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho xilli uu ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliye cusub u magacaabay ciidamada ilaalada Wadooyinka ee loo yaqaan Taraafikada.
Waxaa maanta xarunta Gobolka Banadir lagu soo bandhigay gaadiid lagu qalabeeyay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada loo yaqaan, kuwaasoo la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida ganacstada ay joojiyeen Qaadkii ay ka keeni jireen dalka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.
Saxafiyiinta Muqdisho ayaa ka cabanaya hab dhaqanka Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya oo ay sheegeen inuu caqbado waaweyn ku hor gudbay,…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay xiray wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Gaadiidka ayaa loo diiday saaka adeegsiga wadooyinka waaweyn,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo is xigay ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Shirkii dib u eegista howlgalka Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir Abshir Cumar C/llaahi ayaa u hanjabay dadka cabashada cadaaladda darrada lagu kacay ku faafiya baraha bulshadam…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysnaa ay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen…
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay gabar dhalinyaro ah xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho, kadib markii ay murmeen.
Guddiga uu dhowaan magacaabay Ra’iisal wasaaraha ayaa kulankoodii ugu horeeyay oo ay la yeesheen Xasan Cali Kheyre kadib kasoo saaray…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa digniin culus u diray ganacsatada aan bixin canshuurta dowladda ee ku waajibtay,…
