Browsing: Banaadir
Ururka ay leeyihiin Shirkadaha Isgaariinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed ku saabsan kullan bille ah oo ay yeesheen, kasoo looga…
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay qof la sheegay inuu ahaa maskaxdii…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada ayaa xukunno ku riday xubin ka tirsan lagu soo eedeeyay inuu qorsheynayay dilal qorsheysan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dilal kala duwan ay caawa ka dhaceen caasimadda Soomaaliya.
Wararkii ugu danbeeyay qaraxii duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dhaliyey qasaare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay xaafadda Kaawo-godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Xoghayaha Guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) Maxamed Ibraahim Mocalimuu ayaa si kulul uga hadlay hab-dhaqanka xukuumadda Soomaaliya ee saxafiyiinta,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda, kaasoo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda…
Howlgal ay ciidamada Booliska xalay ka sameeyeen xaafado ka mida degmada Hodon ee Magaalada Muqidsho ayaa lagu soo qabqabtay dhalinyaro looga…
Kooxda Daacish ayaa sii kordhisay dagaalkeeda dhaqaale doonka ah ee magaalada Muqdisho iyadoo si gaara u beegsaneysa Shirkadaha waaweyn ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhashay miinooyin ay ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dilal is daba joog ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aaya sheegay in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay shalay weriye Nuur Ismaaciil Sheekh oo hore uga soo…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ayaa shaacisay in 19-ka November 2018 Ciidamada NISA ay magaalada Muqdisho kao qabteen xubno Kooxda…
Xulalka kubbadda cagta 23-jirrada ee Soomaaliya ayaa guul ka soo hooyey xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb reebka ciyaaraha…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay Qarax uu maanta ka badbaaday, kaasoo loogu Gaarigiisa.
