Browsing: Banaadir
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah “Xoogagga…
Weriye sawir qaade ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa toogasho lagu dilay Galabta, magaalada Muqdisho iyadoo uu dilkiisa ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiin hal darajo ah u xiray Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko)…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tiran dowladda Soomaaliya ay ku dagaalamayaan xaafadda Kaawo-Godey ee degmada…
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday Filim-qaadihii kooxda Daacish ee maxkamadeyntiisu ka socotay magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee dalka, gaar ahaan Sanad Dugsiyeedka 2017- 2018, kaasoo…
WAR CUSUB: Ciidamada Dowladda oo Xalay Gurigiisa kala baxay Agaasime Wasaaradeed & Kiiska loo heysto
Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa la saheegay inay xalay gurigiisa u dhaceen oo ay kala baxeen Agaasime ka trisan Wasaaradda…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018, iyadoo la soo bandhigay…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee dalka, gaar ahaan Sanad Dugsiyeedka 2017- 2018,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Qarax miino ah lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, wadadda…
Nin dhalinyaro ah ayaa si lama filaan ah isku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kadib bistoolad uu ku ciyaarayey markii…
Kulan looga hadlayo qaabkii Dekadda Muqdisho looga dhigi lahaa inay shaqeyso 24-ka Saac sida u amar ku bixiyey Madaxweyne Farmaajo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ay dabley hubeysan toogasho ku…
Ciidamo cusub oo muddo 7 bilood ka badan loo tababarray ciidamada NISA ayaa la kala diray, kadib markii loo sheegay…
Dowladda Soomaaliya ayaaa isbedel ku sameysay amniga caasimadda iyo ciidamadii ku howlanaa iyadoo ciidamadii xasilinta lga qaaday, isla markaana lagu…
Kulankan ayaa dhex maray Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali khayre iyo Beesha Muddulood kulankan oo ay kasoo qeyb galeen…
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan qado ah la yeshay Duubabak iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Mudullood, kadib 48…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar qasaare dhaliyey ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan…
Afhayeenka cusub ee Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday xaflad weyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo aaray amarro cusub oo Hay’adaha amnoga dowladda lagu farayo inay gutaan waajibaadka ka…
