Browsing: Banaadir
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay gacanta ku dhiga rag dabley ah iyo hubkii ay wateen, kuwaasoo la sheegay inay…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa maanta looga yeeray Baarlamaanka Soomaaliya inuu hortago, iyadoo su’aalo laga weydiin doono…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi (Farmaajo) oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo dhiigga ku daadanaya dageenka Tuka-raq ee Gobolka…
Qormadan saddexaad ee ka mida qormooyinkeena xiriirka ahaa ee 100-kii maalmood ee Xafiiska ugu horeysay Guddoomiye Yariisow iyo Gobolka Banaadir…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa xalay howlgal weyn ku qaaday Mootooyinka Bajaajta ah ee aan taargada lahayn, kuwaasoo la sheegay inay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in weerar ay ku qaadeen duleedka Muqdisho Arbacadii 23-ka bishan May ay…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta bilowday qaadista dacwad ku saabsan eedeysan weerarradii lagu qaaday Hotelka Naasahablood…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa dib u soo nooleeyay wareegto laga soo saaray Xafiisak madaxweynaha Soomaaliya intii…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Galabta is rasaaseyn dhex martay ciidamada ammaanka ee NISA iyo ilaalada…
Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta toogasho ku dilay laba dabley oo ku hubeysnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal dil ah aya ka dhaceen Suuqa Bakaraaha ee caasimadda.
Hay’adda Hormuud Foundation oo ah Qeybta Sama Falka iyo Gargaarka uqaabilsan Shirkadda Hormuud Telecom ayaa 500 oo Qof oo Naafo…
Amar kasoo baxay Alshabaab ayaa keenay in la xiro Garoon lagu ciyaaro kubadda Cagta, nooca loo yaqaan SALLAXA oo ay…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa sheegtay dilkii maanta ka dhacay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee lagu dilay askari ka tiran…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in weerar is-miidaamin ah lagu qaaday Gawaari kolonyo ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geysteen Suuqa ugu weyn magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir.
