Browsing: Banaadir
Hay’adda samafalka ee Hormuud Foundation ayaa Raashin iyo lacago caddaan ah gaarsiisay Isbitaalada Danta guud (Dowliga ah) ee ku yaala…
Qasaaraha ay geysteen Roobab mahiigaan ah oo qaarkood dabeylo iyo daadad wateen ayaa sii kordhay kadib markii ay ku dhufteen…
Wararka laga helayo magaalada Mquqdisho ayaa sheegaya in koox Bistloodo ku hubeysnaa ay xalay Xaafada taleex ee degmada Hodan ku…
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen maamulka G/banaadir, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Wasiirka Amniga ayaa looga hadlay xaaladda…
Rooban saacado badan ka da’ay magaalada Muqdisho xalay iyo saaka ayaa keenay inay xirmaan wadooyin badan, isla markaana inta badan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa falal dilal qorsheysan iyo Qarax Gaari oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo kordhiyey xilal la sheegay inay noqonayaan agaasimeyaal kuwaasoo u shaqeynaya sida gacan-yareyaal ay leyihiin…
Hay’adda Qatar Charity ayaa magaalada Muqdisho iyo gobolada qaarkood ka hirgelisay xarumo loogu talagalay in lagu afuriyo kumanaan dadka sooman…
Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya isku shaandheyn lagu sameeyay agaasimayaasha Dowladda Hoose ee Muqdisho…
Dablay loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa weerar ku qaaday bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka Muqdisho.
Hey’adda Kheyriga ee Hormuud Foundation ayaa deeq raashin, dhar iyo xoolo nool ku wareejiyey Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar taasoo…
Shirkii Toddobaadlaha ee Golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa maanta ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidanka dowladda uu qof dumar ah toogasho ku dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qaraxyo Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho oo ka dhacay Goobo kala duwan oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyo iyo rasaas laga maqlay magaalada Caawa ay u bilaabaneyso bisha Ramadaan…
Wasiirka Waxbarashada Hidaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaacisay maanta tirada Ardayda u fariisaneysa Imtixaanka Qaran ee Shahaadiga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha sanadkan lagu tegayo Xajka, kadib muran ka taagnaa adeegga xajka iyo shirkado gaara oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii rasmiga ahaa ee dalka Qatar, isagoo goor dhoweyd ka dhoofay magaalada…
Rag hubeysan ku lebisan ciidamada dowladda oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada milteriga ayaa lagu qabtay degaanka Garasbaaley…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in n maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka…
