Browsing: Banaadir
Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirkii Muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la soo…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa shaacisay inay ka danbeysan dil Galabta ka dhacay Suuqa Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Dil nooc cusub ah ayaa Gelinkii dambe ee maanta ka dhacay qeybta Cabdalla Shideeya ee Suuqa Bakaaraha, degmada Howlwadaag ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu dilay Darawal…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yaiisow) oo dadaal ugu jira inuu xilkiisa difaacdo ayaa taageero ka raasaday odayaasha dhaqanka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeero habeenimo ku wada ciidaa dhowaan…
Waxaan qormadan ku eegeynaa wada-shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir ee la magacaabay 21-kii Janaayo oo uu guddoomiyaha u yahay C/raxmaan Cumar…
Shirweynaha dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqidsho.
Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmaya Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin culus u diray dadka ku nool Magaalada Muqdisho.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa xildhibaanno ka mida Baarlamaanka ku eedeeyay inay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil bareer ah ku fulisay wiil dhalinyaro ah, sida…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo saaka aroortii lagu qaaday saldhiga milateriga Turkiga ee Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga milateri ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho oo lagu…
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca caasimadda…
Weerar qorsheysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Sarkaal ka tisan NISA, kaasoo lagu weeeraray gurigiisa.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale booqday xalay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu…
21-kii Janaayo 2018 waxaa xilka guddoomiyaha G/Banaadir loo magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo markaas ahaa Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya,…
Waxaa magaalada Muqdisho la keenay maanta Meydad iyo dhaawacyoa Dad la sheegay inay xoogsato ahaayeen Ciidamo Howlgal ka sameeyay Gobolka…
