Browsing: Banaadir
Guddiga CaawinQaran oo ah koox wariyaal oo iskood isu abaabulay ayaa lacago dhiiri galin ah u aruuriyay ciyaartooyda 17 jirrada…
Waxaa maantaiMagaalada Muqdisho ka dhaceysa Xaflada caleemo saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo hore…
Koox ka tirsan Alshabaab oo Caawa weerar ku qaaday Degmo ka tirsan Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaaday degmada Kaxda ee…
Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga xusay maalinta Midowga Yurub ee 9-ka May iyadoo xaflad lagu maamuusay maalintaasi ay ka dhacay…
1-da Bishan May 2018 waxaa ku dhammaaday 100 maalmood oo uu xilka hayey guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna wasiirkii hore ee…
Kooxda Daacish ee Soomaaliya oo ku xiran ururka khilaafa ee Suuriya iyo Ciraaq ayaa la sheegay inuu sii kordjhyey howlgallada…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyey in ciidamadiisii Booliska ee laga keenay lagu celiyo askari xilli…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen xaafadda Cali Kamiin ee agagaarka Stadio…
Askari ayaa ku dhintay, saddex caruurna way ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka degmada Dharkeynley…
Wararka laga helayo maghaalada Muqdisho ayaa sheegaya in degmada Wardhiigley ay Koronto ku dishay wiilal dhalinyaro ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaaraya 3 Guuto u diyaarisay sugidda ammaanka Bisha Ramadaan oo Alshabaab ay kordhiyaan weerarrada iyo qaraxayada.
Ardayda dhigata qaar ka mida Iskuulaadka Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa Bannaanbax rabshado watay ka dhigay degmadaasi, kadib markii…
Shir looga hadlayo Dhuxusha iyo arrimaha ka dhasha ee nabaadguurka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho , iyadoo ay soo qabanqaabisay…
Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu marki ugu horreysay Guddoominayo guddoomiyaha cusub Maxamed Mursal…
Taliyaha Ciidamada Uganda ee Qeybta koowaad ee AMISOM Gen. Paul Lokech ayaa ka digay qorshaha UN-ku dejiyay ee lagu dhimayo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay degmada Shibis, kasoo ka dhashay gaari loogu xiray qof…
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya dhismaha xarunta KMG ee Golaha shacabka uu…
Guddoomiye Yariisow oo lagu Qasbay inuu Raaligelin Qoraal ah u diro Guddoonka Baarlamaanka [Akhriso]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa raaligelin u qoray Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay u goodiyeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka…
Dhacdo naxdin leh ayaa laga soo weriyay magaalada Muqdisho, kadib markii nin la sheegay inuu dilay 4 qof oo ka…
