Browsing: Banaadir
Amar kasoo baxay kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu ka dhaqan galay degmooyin ka mida caasimadda Muqdisho, iyadoo la xiray…
Dadweyne ka Careysan Sarkaal ay dileen Ciidamada dowladda oo Bannaanbax ka dhigay Magaalada Muqdisho
Dadweyne ka careysan dil dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa lagu soo dhoweeyay dalka Sweden oo uu dhowaan gaaray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku maraya Xeryaha ciidmada magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu tababaray Turkiga ayaa loo dhaariyay Difaaca Dalka, iyadoo Kitaab quraan ah lagu dhaariyey saldhigga…
Guddiga Gurmadka ee musiibadii Qaraxii Soobe ayaa xalay soo gabagabeeyay howshoodii gurmadka, iyagoo shaaciyay tirada ugu danbeysa ee dadka ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ka hadlay sababihii…
Qeybtii labaad maxaabiis ku xirnaa dalka India oo loo heystay Burcad Badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay Goraanka Aadan Cadde.
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Ciidamadii AMISOM ee ku dhaawacmay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday Kolonyo ay galbinayeen ciidamada AMISOM ayaa la geeyay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey mid ka mida shaqaalaha Gobolka oo ku lug…
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo…
Dadweyne Soomaaliyeed oo u badan maati ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ka cabanaya dhul ay sharci ahaan u…
Magaalada Muqdisho ayaa isu bedeshay magaalo kala xiran oo si weyn ay u adkaatay in dadka iyo gaadiidka ay isu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey magaalada Muqdisho uu ka bilaaban doono Howlgallo culus oo dhinaca amniga…
Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho maanta Duhurnimadii.
Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxa uu geystay qof is-miidaamiyey.
Bannaanbax ay dhigeen Darawallada mooto Bajaajta magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacay Isgoyska mashquulka badan ee KM 4.
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa la xoojiyey iyadoo feejignaan la geliyay ciidamada kadib xog ku saabsan weerarro ay qorsheysay Alshabaab oo…
