Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo xarigiisa ay ka dhex…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Qaxootiga dalka Norway ee NRC, kaasoo wax looga qabanayo abaaraha…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar ku saabsan la-dagaalanka argagixisada oo uu soo qabanqaabiyey Midowga Yurub.
Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada ururka al-Shabab isla markaana uu burburiyay gaari ay walaxaha…
Wararka laga helay xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday xeer-ilaaliye ku-xigeenka koowaad ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya oo dowladdu kala…
Waxaa maanta ka socota magaalada Muqdisho xafladda dib u furista xarunta hagista diyaaradaha hawada Soomaaliya.
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u…
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa bilowday inay dhageysato eedeymaha loo heysto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ay u yeertay inuu maanta hortago ayaa ka baaqsaday inuu kasoo…
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabic Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho lagu qabanayo shirweyne…
Kiiskii dacwadeed ee loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa mar kale dib u soo laabtay, kadib markii Maxkamadda rafcaanka G/banaadir…
Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir ayaa dib u soo nooleysay dacwadii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay xilliga ay ciidamada ka socda AMISOM ee degan Garoonka weyn ee…
Wararka laga helayo xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya inuu rafcaan ka qaatay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ka gaartay kiiskii…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray…
