Browsing: Banaadir
Daqiiqado kadib markii maxkamadda Gobolka Banaadir ay xoriyadiisa u celisay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xoriydiisa uu helay ayuu farriin…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la sii daayay oo xoriyadiisa loo xeliyay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Waxaa soo dhammaatay dhageysiga maxkamad hor geyntii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka socotay xarunta Maxkamada Gobolka Banadir.
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Muqdisho ka bilaabtay Maxkamadeynta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo xalay damiin lagu sii daayay.
Waxaa mar kale maanta lagu wadaa in Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame la soo taago Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka hadlay qaabka loo sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay dadaalkii dheeraa ee loo galay in lagu sii daayo siyaasiga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay ayaa farriintiisii ugu horeysay soo dhigay baraha bulshada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la sii daayay uu xoriyadisiii dib u helay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur…
Mid ka mida odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa sheegay in caawa si shuruud la’aan ah lagu sii deynayo Siyaasiga C/raxmaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shirar xiriir ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho si…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur oo u xiran dowladda Soomaaliya goor dhow loo geynayo odayaal…
Iyadoo ay maanta dib u dhacay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo maalintii saddexaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay…
Maxkamadeyntii la filayay in galabta la hor keeno siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dib u dhacday.
Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda federaalka ayaa sheegay in dokumentiyo loo sameeyay si dembi loogu…
Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho munaasbadda sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda xuska sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare…
Munaasabad lagu xusayo Sanad guurada Aas aaska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho.
Kadib markii shalay maxkamadda Gobolka Banaadir lasoo taagay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa soo if baxday qaabka loo weeraray Guriga…
