Browsing: Banaadir
Dowladda Ingiriiska ayaa lacag malaayiin Doolar ah oo hore leh ugu deeqday gargaarka abaaraha Soomaaliya.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday askarigii ay ku caddaatay inuu geystaydilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa goor dhoweyd u xukun dil ah ku riday askarigii ku eedeysnaa inuu dilay wasiirkii Howlaha…
Guddoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee dhowaan xilka mar qura laga qaaday qaaday tallaabo aan hore loo arag.
Wadooyinka yaryar ee isku xira magaalada Muqdisho ayaa lagu xiray dhagxaan iyo carro iyagoo laga joojiyay isu socodka Gaadiidka.
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dil khaarijin ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dharkeynley.
Dhalinyarada magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida dadkii ka badbaaday weerarkii Pizza House ayaa bilaabay olole lagu nadiifinayo baarka.
Markab weyn oo sida raashin deeq ah tii ugu badneyd ayaa lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.
Kulan degdeg ah ayaa ka socda xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee magaalada Muqdisho, kaasoo loogu yeeray saraakiisha…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Axmed ayay ku qaadatay muddo ka badan 24 saacadood
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddooyinkan ka hadlay weerarkii xalay ka dhacay Baarka Pizza House ee magaalada…
Isbedel ayaa laga dareemay Muqdisho, howlgalkii xasilinta caasimadda wuxuu keenay inay yaraadaan hubkii faraha badnaa ee lala dhex marayay magaalada…
Sawirro cusub ayaa laga helay burburkii uu geystay weerarkii xalay lagu qaaday laba ka mida baararka waaweyn ee magaalada Muqdisho.
Wasaaarda Amniga Soomaaliya ayaa war iyo baaq wadajira kasoo saartay weerarkii xalay Alshabaab ku qaadeen Baarar ku yaalla Magaalada Muqdisho.
Mid ka mida weerarradii ugu cuslaa ayaa lagu qaaday laba Baar oo caan ka ah magaalada Muqdisho.
Ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee Gashaan ayaa saaka soo gabagabeeyay howlgal saacado ka socday Baarka caanka ah ee…
Iyadoo saqdii dhexe ay xilligan dhaaftay waqtiga Magaalada Muqdisho ayaa rasaas goos-goos ah laga maqlayaa Baarka Pizza House oo dabley…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad laga soo badbaadiyay baarka Pizza Hause ee magaalada…
Ciidamada ammaanka dowladda ayaa xaqiijiyay in dabley ka tirsan ururka Alshabaab ay ku jiraan mid ka mida labadii Baar ee…
