Browsing: Banaadir
Dhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub ee…
Qarax la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyay, sida ay shaacisay Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA.
Magaalada Muqdisho ayaa la shaaciyay in muddo laba maalmood ah ay geli doonto Bandow iyadoo ay dhici doonto doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa laga dhaqan geliyay kaamerooyinka ilaalada oo lagu xiray isgoysyo dhowr ah.
Kooxda Alshabaab ayaa ku hanjabtay inay sii kordhin doonto weerarada ay ku fulineyso magaalada Muqdisho xiligan doorashada madaxweynaha lagu mashquulsan…
Bannaanbax lagu taageerayo go’aankii ay shalay qaadatay Maxkamadda cadaaladda adduunka e ICJ ee ku saabsaneyd dacwada Badda Somalia iyo Kenya…
Waar goor dhow laga helay Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi toogasho lagu dilay Ganacsade ka mida maamulayaasha xaafadda casriga ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday Qarax maanta ka dhacay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
Waxaa gabagabo ku dhow dhismaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ay maalgelisay dowladda Sweden.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaalya uu ka badbaaday qarax.
Mid ka mida odayaasha dhaqanka iyo isimada degaanada Puntand ayaa sheegay inuu xabsiga dhigay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.
Qarax miino ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya iyadoo 2 askari oo kale ay dhinteen,…
Dhacdo kale oo xanuun leh kuna saabsan kufsi lagula kacay gabar aad u yar oo 2 sano jir ah ayaa…
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ururay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa milateriga oo la…
C/raxmaan Maxamed Faroole oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kana tirsan aqalka sare ayaa sheegay in caasimadda ay…
Maamulka Gobolka Banaadirayaa soo qabanqaabiyay xaflad soo dhoweyn ah oo ay u sameeyeen madaxweynihii hore ee Puntland, ahna xildhibaan ka…
Weerar bam gacmeed ah oo caawa lagu qaaday saldhiga degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa dhaliyay qasaare.
In ka badan 90 Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka ayaa laga dejiyay magaalada Muqdisho.
Dagaalamayaashii Alshabaab ee weerarka ku qaaday Hotel Dayax ayaa lagu soo bandhigay bannaanka hotelka, kadib markii 4 ka mida la…
Xog dheeraad ahaoo laga helayo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weerarku ku soo…
