Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado watay uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Howlgal weyn ayaa saaka ka socda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan ay ku jarmaadeen suuqa.
Koox dabley ah oo hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ku qaadeen gaari uu la socday xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda…
Dadweynihii ugu badnaa ayaa maanta isu soo baxay soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku…
War qoraal ah oo maanta ka soo baxay maamulka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa weriyeyaasha kala duwan ee ka howlgala caasimadda…
Gaari lagu soo xiray miino ayaa maanta ka dhacay meel u dhow Isgoyska Jubba iyo safaaradii Talynaaiga ee Magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qasaare uu jiro.
Bannaanbax looga horjeedo muranka la geliyay xuduudka Badda ee Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgalayaan dadkii ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday bar laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday mid ka mida guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir.
Askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayay rasaas is-weydaarsadeen kolonyo ciidamo AMISOM iyadoo dadweyne kalena ay bililiqeysteen gaari AMISOM lahayd.
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ehelka sarkaalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fanaan ka tirsan hobollada dalka ee Muqdisho ku nool lagu dilay caasimadda.
Qarax is-miidaamin ah ayaa maanta lagu khaarijiyay Gen. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle, taliyihii Guutada saddexaad ee ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Waxaa goor dhoweyd qarax lala eegtay ku geeriyooday Jeneraal ka tirsan ciidamada Dowladd Federaalka Soomaaliya.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray amar ku saabsan inaan magaalada Muqdisho lagu qaban karin bannaanbaxyo aysan ogolaan maamulka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen oday nabadoon ah.
Weriye C/casiis Afrika ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaarigii ay lahaayeen ciidamada Booliska ee lagu dhaawacay.
Isbitaalkii DEVA ee magaalada Muqdisho oo albaabada loo laabay kadi markii dowladda Soomaaliya amar ku bixisay ayaa dib loo furay…
Xaaladda caafimaad ee weriye C/casiis Afrika oo shalay lagu dhaawacay iska hor imaad dhex maray laba ciidan oo ka wada…
