Browsing: Banaadir
War-murtiyeed ku saabsan heshiis Madasha Qaran ee Wada-tashiga ku gaareen shirkoodii magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in la shaaciyo maanta.
Weriye C/casiis Maxamud Afrika ayaa weerar lagu dhaawacay shalay ku eedeeyay inuu ka dambeeyay sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya.
09/13/2016. War-murtiyeed ka kooban 22 qodob ayaa laga soo saaray shir madaxeedkii 28-aad ee aan caadiga ahayn oo Muqdisho ka…
C/casiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha caanka ah ee ka howlgala Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay iska…
Dowladda Soomaaliya ayaa ogolaatay inay xayiraadda ka qaado duulimaadyada Qaadka ee imaan jiray Soomaaliya oo ay hakisay horaantii bishan.
Shir Madaxeedkii 28-aad ee aan caadiga ahayn oo hogaamiyeyaasha dalalka IGAD ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iminka ka degay magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka IGAD ee 28aad oo maanta…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ayaa kasoo dega garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Shir madaxeedka 28-aad ee aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Mas’uuliyiin iyo ilaalo iyo xubno hordhac u ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta marti gelineysa markii ugu horeysay shir madaxeedka urur Goboleedka IGAD ee aan caadiga…
Shir madaxeedka IGAD ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta beri ah ee Talaadada 13-ka…
Shirkadda Korontada ugu weyn magaalada Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa qiime dhimis ku sameysay khidmada Korontada ee hore looga qaadi…
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan ayaa boqolaal dadweyne ah kula…
Dood dheer, dagaal siyaasadeed, guddiyo la sameeyay iyo shirar is daba joog ahaa oo Madasha Qaran ay yeelatay ayaa ugu…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo ku saabsan ammaanka Muqdisho oo maalintii saddexaad bandow dhinaca gaadiidka ah ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa bilaabay inuu bixiyo dhul muran ka taagnaa oo ka soo…
Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa haawanaya kadib markii bandow dhinaca gaadiidka ah lagu soo rogay.
Magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad ku jirta bandow nooc cusub ah, iyadoo gebi ahaan la joojiyay isu socodkii Gaadiidka.
