Browsing: Banaadir
Magaalada Muqdisho ayaa wajaheysa xaalad ammaan oo adag, iyadoo marti gelineysa madaxda dalalka IGAD oo markii ugu horeysay ku shireysa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya lagu dilay xaafadda Ex. Kontrol ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegaya in Xeebta Jazeera ee degmada Wadajir galabta lagu qabtay Labo doomood oo siday Qaad.
Xarunta Dugsiga ee Booliska Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday xaflad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad cusub ay ku soo korortay wadooyinka taga garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Garoonka Muqdisho iyo Xerada Xalane ee ciidamada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay ku dhaceen garoonka.
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya.
Buuq iyo jahwareer ayaa ka taagan suuqa ugu weyn ee qaadka ee Muqdisho oo saaka sidiisii hore aan ku waabariisan.
Qarax miino ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay saddex qof sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka dowladda Federaalka.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta duhurnimadii ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia.
Weerar madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu ka furmay Shirkii madasha Qaran.
Qaadkii ka imaan jiray dalka Kenya ee loo dhoofin jiray Soomaaliya ayaa gebi ahaanha istaagay maanta kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa galabta galay qas iyo jahawareer ay dhaliyeen ilaalada madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ka soo degay…
Booliska Goboolka Banaadir ayaa sheegay in nin ganacsade ah uu ka badbaaday isku day la doonayay in lagu khaarijiyo markii…
Gaari noociisu yahay NISSAN SURF ayaa duhurnimadii maanta ku qarxay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada.
Taliyaha Bbooliska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa si kulul u weeraray guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay inuu sanad gudihiis uu Alshabaab meel ku saari doono haddii…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay ninkii fuliyay qarixii weynaa ee lagu qaaday Hotelka SYL inuu ahaa shaqsi kasoo jeeda Gobolka Gedo…
