Browsing: Banaadir
Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa fal dil ah kula kacay askari la sheegay inuu ka tirsanaa isla ciidamada…
Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa war la yaab leh ka soo saaray Ammaanka Hoteelada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada ilaalinta degaanka Qeybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isxaaq Xuseen Aadan ayaa ku eedeeyay ilaalada Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa inay…
Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) ayaa sheegay inuu gurigiisii ku bas beelay qarixii maanta ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada…
Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL…
Wasiirka Warfaafint Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay qarixii maanta ku qabsaday Hotelka SYL oo shir uga…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dad isugu jira mas’uuliyiin iyo weriyeyaal ku dhaawacmay qarax maanta lagu weeraray Hotelka SYL…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhaawacmay qarixii weynaa ee maanta lala beegsaday…
Qarax aad u weyn oo sababay qasaare fara badan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Hotelka SYL ee…
Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya iyadoo hay’adda Nabadsugidda ay soo bandhigay horjoogahan.
Ciidamada Booliska ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay ciidamo ilaalo u ah mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo gaari ay wateen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay gacanta ku dhigeen askar ka tirsan ciidamada…
Shaqo joojin saacado kooban saaka ay ku dhaqaaqeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa la xaliyay.
Rag la tuhunsan yahay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha caasimadda Soomaaliya ee Aadan Cadde ayaa shaqo joojin ku…
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa qabtay Gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa ay saaran yihiin.
Ciidamada Nabadsugidda ayaa caawa degmada Xamarweyne ku qabtay Gaari la sheegay inuu miineysnaa oo waxyaabo qarxa lagu soo raray.
Warar si weyn u faafay ayaa lagu sheegay in ninkii is-miidaamiyaha ahaa ee ka badbaaday qaraxii Banadir Beach Restaurant laga…
Haweeney lagu sheegay inay hub u kala gudbin jirtay maleeshiyooyinka Alshabaab ayay soo bandhigeen ciidamada Nabadsugidda NISA.
