Browsing: Banaadir
Dad badan ayaa is weydiinaya waxa ka khaldan heshiiska qaabka doorashada 2016 oo dowladda Federaalka iyo beesha caalamka ay isla…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax galabta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay ka dhacay meel…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay degmada Wadajir iyadoo qaraxaasi uu saameeyay gaari yar oo…
Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa degmooyinka Gobolka Banaadir ka wada olole lagu uruurinayo markii ugu horeysay canshuurta Guryaha la degan…
Mid ka mida saxafiyiintii ugu waaweynee Geyiga Soomaaliyeed Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah khabiir Saxaafadeed oo muddo ka badan 50…
Kooxda Alshabaab ayaa ku hanjabtay in weeraro hor leh oo ka darran kii xeebta Liido ka dhacay dhowaan ay ka…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka qeybaheeda kala duwan sida booliska iyo milateriga ayaa mar kale ku dagaalamay xaafadda Zona…
Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa xaqiijiyay in ku-xigeenkiisa uu ka mid ahaa dadkii dilay weerarka Xeebta Liido…
Dowladaha waddamada Turkiga, Imaaraadka Carabta iyo Koonfur Afrika ayaa si isku mid ah u cambaareeyey weerarkii habeenkii Khamiista ka dhacay…
Wargeyska Netherlands Times ee ka soo baxa dalka Holland ayaa qoray in Ninkii ka dambeeyey Weerarkii Alshabaab habeen hore ku…
Qasaaraha ka dhashay weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday xeeba Liido maqribnimadii Khamiista ee 21 Janaayo ayaa si weyn u soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta maqribnimadii tegay Xeebta Liido iyo Baarkii uu weerarku ka dhacay xalay ee lagu…
Weerarkii xalay lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay…
Sawirro cusub oo ay ka muuqdaan qasaarihii meydadka dadka lagu laayay xeebta Liido ayaa soo baxay iyadoo qaarkood ay yihiin…
Tirakoobkii ugu dambeeyay ee Qasaarihii uu Geestay Weerarkii arxan darada ahaa ee ay ku qaadayeen UGUS Liido Sea Foof Restauran…
Waa war ku saabsan weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Beach View iyo Baarka Lido Sea Food, waxaa Telefishanka Qaranka u…
Weerarka waxaa ku dhintay 20 ruux, dhawaca wuxuu ka badan yahay 30. 8 dabley Alshabaab ah ayaa ka qeyb qaadatay, midkood…
Xeer ilaaliye ku xigeenka Qaranka Maxamed Xasan Nuur oo ka mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay Baarka Liido Sea Food…
Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha Radio Muqdisho iyo TV-ga Qaranka kuna takhasusay arrimaha ammaanka iyo la…
