Browsing: Banaadir
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilal xalay iy maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay qof shacab ah iyo sarkaal…
Soo dhoweyn nooc cusub ah ayaa maanta Muqdisho loogu sameeyay xildhibaan kusoo baxay Doorashadii Baarlamaanka Federaalka ee ka dhacday magaalada…
Alshabaab ayaa muddo 2 maalmood gudahood ah magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso ka fulisay dilal qorsheysan oo lagu khaariyay ilaa 6…
Koox hubeysan ayaa caawa magaalada Mudisho ku dishay Agaasimihii waaxda Maamulka Maaliyada Wasaarada shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Safiya…
Xaaladda Suuqa Bakaaraha ee ugu weyn magaalada Muqdisho iyo Geeska Afrika ayaa cakiran, kadib markii qeybo badan oo ka mida…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar jecel) ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray u tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee HOP89.
Faahfaahin dheeraad ah aya kasoo baxeysa Qarax uu fuliyey Qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Maqaayad ku taalla kasoo horjeeda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo u dhow xero ciidan oo…
Afhayeenkii Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka Turkiga.
Odayaasha dhaqanka beelaha Muqdiso ayaa waqti u qabtay bannaanbax lagu waday inuu Muqdisho k adhaco oo loga horjeeday madaxweynaha muddo…
Weerar is-miidaamin qorsheysan ah ayaa maanta lagu beegsaday afhayeenka xukuuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu.
