Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal ciidamo milateri ah ku dhex maraya xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta furay wad ay dhisteen dadweynaha degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa gabar adeegto ah oo xalay iska soo tuurtay Dabaq ku yaalla degmada Waaberi ee…
Farriinta Beesha Caalamka ayaa lagu dalbaday in Wasaaradda Amniga iyo Hay’adda NISA ay xilliga kala guurka hoggaamiyaan madax awood u…
Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ismiidaamiyihii isku qarxiyey barta laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya ee isgoyska Ceelgaab,…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo ahaa nin ku caan baxay jilitaanka…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dadka ku dhintay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay barta Isgoyska Ceelgaabta ee…
Alshabaab ayaa Warka soo saartay qaraxa is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo shaacisay cidda ay qaraxa ku beegsatay.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Is-miidamin ah oo ka dhacay Barta Isgoyska Ceelgaabta ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta oo u dhow Beerta Nabadda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax uu fuliyey qof is-miidamin ah oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Dilal qorsheysan oo kala duwan ayaa ka dhacay axafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka mid yihiin saraakiil ka…
