Browsing: Banaadir
Ganacsatada Qaadka ee magaalada Muqdisho ayaa qeylo dhaan kasoo saaray Qaadka laga keeno dalka Itoobiya in loo xiray nin la…
Warbixinta laga diyaariyey Kiiska Dilka Guddoomiyihii Hodon oo lagu wareejiyey Maxkamadda Milateriga
Guddi ay xukuumaddu xil gaarsiinta u sameysay baaritaanka Dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin C/raxmaan Ciise (Dhegajuun) ayaa…
Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) oo Bishii Janaayo lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa dalbatay…
Xubno lagu eedeeyay Shabaabnimo oo ay ku jiraan Haweeney iyo Gabar ay dhashay ayaa lasoo taagay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,…
Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa la ogaaday inay dhinteen siyaabo kala duwan.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maqribtii caawa ka dhacay degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.
Waxaa maanta la shaaciyey wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliska oo saldhiga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Qeybta Booliska…
Ciidamada Booliska ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in lagu soo qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada iyo afar…
Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay Qarax Miino oo saaka ka dhacay Suuq ku dhow xarunta degmada Dayniile…
Qaraxyo Miino ayaa manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agaagarka xarunta degmada Deyniile iyo meel u dhow…
Qarax Miino ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan maamulka Gobolka…
Weerar Qarax Miino ahaa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda, kaasoo u…
Dilal qorsheysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay khaarijiyeen sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Xukuumadda Soomaaliya ee xil gaarsiinta ayaa laba toddobaad oo hor leh ku kordhisay xayiraadda saaran goobaha waxbrashada iyo isu imaatinka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray jadwalka Tallaalka Covid-19 ee loo qoondeeyay loogu qeybiyey Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomalaiya ee ‘Koofiyad Casta’ ayaa xalay saqdii dhexe kadib howlgal ku aaday xaafadaha ku xeeran xarunta Madaxtooyada…
Qarax miino ayaa lala beegsaday xalay ilaalada Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle, kaasoo shaki laga muujiyey sida uu ku dhacay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galay shirka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen inta badan wadooyinka caasimadda, iyadoo gaadiidka dagaalka iyo…
Qarax miino ayaa lagu beegsaday Gudoomiye ku xigeenka Degmada Yaaqshiid ee dhinaca arrimaha bulshada Cabdullaahi Yuusuf Maxamed Shiilow.
