Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa lagu qaaday maqaayad ku taalla wadadda u dhaxeysa Isgoyska…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ayaa u jawaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish oo Musharixiinta…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa War lama filaan ah kasoo yeeray, isagoo u jawaabay Musharixiinta xilka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee uu uga jawaabayo culeyska kasoo food saaray musharixiinta u…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo askari ka tirsan ciidamada dowladda ku laayey qoyskiisa, kadib markii…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kadib markii ciidamada dowladda ay toogeen.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka degaya musharixiintii ugu badnaa ee xilka Madaxweynaha, iyadoo si weyn looga dareemay caasimadda soo dhoweyntooda.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax maanta lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey Wado Jid-cadde u dhaxeysa Fagax…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ahaa oo maanta Duhurkii ka dhacay Maqaayad ku taalla afka hore Dugsiga…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Filish ayaa maanta dhagac dhigay Jidka Jaalle Siyaad ee dhex mara degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley,…
Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid ee maamulka Gobolka Banaadir ayaa xilkii laga qaaday iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay degmadaasi.
Kadib markii uu shalay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo xilalkii ka qaaday Guddoomiye ku xigeenadii iyo xoghayihii Gobolka Banaadir ayaa waxaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka qof haweeney ah laga helay xaafadda Buulo-maaxay ee degmada Kaaraan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbedel ku sameeyay Maamulka Gobolka Banaadir, marka laga reebo Guddoomiyaha Cumar Maxamud Maxamed.
Qarax ayaa caawa lala beegsaday Guddoomiyaha degmada Hodon Cabdikariin Cabdiraxmaan Ciise (Dhegajuun) oo Gaarigii uu la socday ay Miino kula…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda 21-ka Oktoobar ee degmad Waaberi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaaarka Hotel Dayax oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Wasiirka cusub ee…
Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay…
Qoyska Jeneraal Maxamed Abshir Muuse iyo Wakiilkooda ayaa ku eedeeyay Wasiirada cusub ee Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka inay muddo 4…
