Browsing: Banaadir
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska KM 4, dhinaca degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Nin gacan-ku-dhiigle ahaa oo Muqdisho ku laayey dad shacab…
Qaar ka mida Duubabka, siyaasiyiinta, culimada iyo Waxgaradka Beesha Mudullood ayaa heshiis ka gaaray shirweynaha Beesha oo dhowr jeer baaqday…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsan…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa raadinaya gabar yar oo la sheegay in la tuhusan yahay in laga afduubtay magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasam Sheekh iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamadda Qalabka sidda ayaa maanta la soo taagay Dhamme Cabdi Jaamac oo ku eedaysan dilka wiil…
Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda loo heystay tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed…
Qarax is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadaya Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage…
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Kolonyo uu la…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Trebuunka, degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mar kale maalinta Berri ah qaadeysa dacwad Xeer ilaalinta dowladda kusoo oogtay Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee…
Waxaa dib u dhac ku yimid Shirweynihii Beesha Mudullood ee mudadda dheer qabanbqaabadiisu socotay, kaasoo lagu waday inuu maanta ka…
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa qirtay in Askari ka tirsan Ciidamada Asluubta oo ilaalo u ahaa…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey in la xiray nin dabley ah oo toogasho ku dilay howlwadeen ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ilaalo u ah Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ay qof shacab…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaaciay in Berri oo ku beegan Axad oo taariikhdu tahay, July 12, 2020, dib…
Waxaa caawa qarax laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo faafhaahin ka soo baxeyso qaraxaasi, halka uu ka dhacay iyo saameynta uu…
Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Gaari ay wateen ciidamo Booliska ayaa shaacisay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay fal dil naxdin leh oo xalay ka dhacay xaafadda iga daba-gee, degaanka Sheekh Ibraahim…
