Browsing: Banaadir
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Dacwadda kiis dil dad shacab oo uu geystay Askari ka tirsanaa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhoweeyay metalaadda Gobolka Banaadir ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyey inuu…
Banaanabax lagu taageerayo go’aankii Barlamaanka Federaalka ku ansixiyay in Gobolka Banaadir 13 xubnood oo metaalad ah ku yeesho Aqalka Sare…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasann Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa soo dhoweeyay Go’aankii Baarlamaanka Federaalka ku ansixiyey in Gobolka Banaadir…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda furitaanka xarumo la dayactiray oo dib loo furayo, iyadoo furitaankeeda uu ka qeyb galayo Madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay weerar ku dhaawaceen weriye ka howlgala caasimadda.
Xildhibaan C/qaadir Carrabow Ibraanhim ayaa sheegay inaysan aqbali doonin doorasho ka dhacda Muqdisho, iyadoo aan meel la saarin xuquuqda dadak…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay iridka hore ee xerada Milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa fal dil ah uu ka dhacay magaalada, kadib markii Burcad hubeysan…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka dowladda Soomaaliya ayaa maanta xirtay wadooyinka u dhow Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyagoo ka…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho maanta ku dishay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
Sarkaal uu xilka ka qaaday Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax Miino oo maanta ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u…
Askari ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa toogasho ku dilay oday ganacsade Danyar ahaa, isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Waxaa markii ugu horeysay magaca laga bedelay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2014, iyadoona lala mataaneeyay…
Dhalinyarro boqolaal ah oo doonayey inay shaqo ka helaan Hay”adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa bannaanbax cabasho ah…
Alshabaab ayaa sheegatay dil ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo war ay soo saartay ku shaacisay magaca mas’uulkaasi iyo xilka uu…
Waxaa saaka maxkmadda Gobolka Banaadir lasoo taagay agaasimeyaal iyo mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, iyadoo lagu soo eedeeyay…
