Browsing: Banaadir
Dr. Maxamed Maxamud Cali (Dr. Fuje) ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo sidii wax looga bedeli lahaa dhaqanka dadka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhowyd shaacisay in 46 qof oo cusub laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee…
Wiil dhalinyarro ah oo lagu magacaabo Maxamed Caddaawe ayaa sameeyay qalab iskiis u awooda inuu neef siiyo bukaanada naqasku ku…
Isbitaalladii ugu waaweynaa magaalada Muqdisho ayuu saameyn xoog leh ku yeeshay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus, iyadoo shaqadooda ay gaabis…
Dad shacab ah oo ku dhintay Hoobiyeyaal Alshabaab ku weerarreen Saldhigga Xalane & Garoonka Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qasaare ka dhashay madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ay saaka Alshabaab ku weerarreen xerada Xalane…
Dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka qaadatay dadka u dhashay dalkaasi, kadib amar kasoo baxay Madaxweynaha Turkiga oo dib loogu…
Sheekh Shariif: “Askartii ka dambeysay dilka shacabka & cidii amartayba waa in sharciga la horkeeno”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kale guddoomiye u ah Isbaheysiga xisbiyada Mucaaradka ayaa cambaareeyay falkii askar…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad cusub oo gaaraya 62 qof laga helay labadii maalin ee ugu danbeysay.
Waxaa goro dhoweyd shir jaraa’id qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho iyagoo soo saaray go’aanno cusub oo ku…
Sida aan la wada socdono, waxaa aduunyada ka dillaacay xanuunka loo yaqaano Covid-19, kaasoo kasoo bilowdey China, balse haatan ku…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa sheegay in go’aan cusub laga soo saarayo bandowga lagu soo rogay Muqdisho.
Dadweyne careysan ayaa saaka banaanbax ka wada Muqdisho, kadib dilkii xalay ka dhacay degmada Boondheere, markii askari boolis ah uu…
Xiisad ayaa weli ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka tirsan Ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay laba qof…
Cidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho si ay u dhaqan geliyaan Bandowga caasimadda lagu…
Wasaaradda Awqaafa iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay amar ku saabsan salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda oo uu saameyn ku yeesahay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaalka dowladda ku xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalka ku faafaya.
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ee Jimcaha ay tahay maalinta koowaad ee…
Wasaaradda Caafimaadka Xukumaadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub ku soo kordhay dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus iyo qaar u…
Waxaa maanta Dekadda weyn ee Muqdisho lagu qabtay kartoono Khamro ah oo lagu soo qariyey Konteenar ka mid ahaa alaabta…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa oo sheegay ayaa caawa soo saaray go’aano cusub oo ku saabsan Bandowga habeenkii saaran caasimadda Muqdisho.
