Browsing: Banaadir
Wasaaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo saartay qoraal ay ku sheegtay Weriye muddo ka badan 45 maalmood xirnaa…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax habeen hore ka dhacay Jidka Balcad, agagaarka Isbitaal SOS oo waxyeelo u geystay…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano ku saabsan qaabka loogu tukanayo masaajidda, dadka loo ogol…
Alshabaab ayaa sheegtay dilka Sarkaal Boolis ah oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee ciidamada Booliska, iyadoo Taliska Booliska uu qoraal…
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade ayaa sheegay in tirada geerida magaalada Muqdisho ay caadiyaan maalintii noqon karto 70 marxuum,…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Abwaan ka tirsanaa Kooxda Hobollada Qaranka, gaar ahaan kooxda ciidamada Booliska.
Isbitaalka Martiini (De-Martino) ee magaalada Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ay u qoondeysay in lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa hadda diyaar…
War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo kooxda la shaqeysa ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa goor dhoweyd lagu shaaciyay in…
Deeqdan ayaa Hay’adda Hormuud Telecom Foundation waxay maanta u qeybisay, ilaa 10-kun qoys oo ka mid ah Qoysaska Barakacayaasha ku…
Waxaa markii ugu horysay waxaa xalay magaalada Muqdisho laga bilaabay in la buufiyo wadooyinka si looga nadiifiyo jeermisyada oo qeyb…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo saartay natiijadii kasoo baxaday baaritaankii Maanta lagu sameeyay dadka looga shakiyey Cudurka Covid-19.
Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.
Guddoomiyihii degmada Shibis ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq uu…
Qaar ka mida saxafiyiinta iyo madaxda ururrada saxaafadda magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaabax ay ku dalbanayaan in la sii…
Warbaahinta Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa ku eedeysay Ciidamadda sidda gaarka ah u tababaran ee Booliska ‘Haramcad’ inay xalay jirdil…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan isbitaallo cusub oo magaalada Muqdisho loo diyaarinayo inay qaabilaan bukaannada uu soo rito cudurka Coronavirus…
Waxaa dood weyn dhalisay booqasho ay isbitaal Martiini ee loo gaar yeelay la-tacaalidda dadka qaba cudurka Coronavirus galabta ku tageen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaafiic Hoobiyeyal ah lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wararka goor dhow ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 24-kii ee lasoo dhaafay 29 qof oo cusub…
Kadib markii masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo Weriyeyaal badan ay baraha bulshada ku faafiyeen qeylo-dhaan ku saabsan Weriye ka…
