Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad dayac ah ay Isbitaalka Martiini ku heysto weriye ka…
Qaadkii ugu badnaa ayaa ciidamada dowladda ay ku qabteen duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo Doon lagu soo geliyey dalka, isla markaasina…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shaaiyey in isbedel lagu sameeyay qaabka loo aaso dadka u geeriyooda cudurka…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus iyo qaar u dhintay magaalada Muqdisho.
Tifaftirihii Warbaahinta Goobjoog Media ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye ayaa goor dhoweyd la sii daayey markii dadaal loo galay…
Tifaftirihii iyo agaasime ku xigeenkii warbaahinta Gooboog ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii shanaaad u xiran dowladda Soomaaliya iyadoo loo gudbiyey…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in 36 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii la baaray…
Waxaa faafhaahin dheeraad ah laga helay dadkii ugu danbeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shaacisay inay u geeriyoodeen cudurka Covid-19.
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa warbxintii ugu muhiimsaneyd ka bixisay xaaladda Cudurka…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda nin dhaqtar ahaa oo xalay lagu dilay xaafadda Dabakayo Madow, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Nin dhalinyaro ah oo Dhaqtar ahaa, kaasoo xalay lagu dilay xaafad ka tirsan magaalada…
Dr. Xaarith Cabdulqaadir oo ka mida dhaqaatiirta Muqdisho ee laga helay cudurka Covid-19 ayaa sheegay in shaqaale caafimaad oo gaaraya 15…
Warbixin ay soo saartay caawa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in geerida 3 qof oo cudurka Covid-19 iyo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in 3 qof oo hor leh ay u dhinteen cudurka Covid-19, tiro…
Bandow habeennimo ayaa caawa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho, iyadoo loo soo rogay si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus.
Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa loo dhaadhiciyey xabsiga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay xariga weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo Madaxtooyada Soomaaliya ay dacwad kusoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay rasaas xalay ka dhacday Guriga uu ku xiran yahay Sheeh Mukhtaar Roobow…
Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday hobolkii iyo fannaankii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi.
