Browsing: Banaadir
Dalalka Sweden iyo Talyaaniga ayaa safiiro cusub u soo magacaabay Somaaliya, waxaana maanta waraaqaoodii danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta dowladda Jabuuti Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Qarixii weynaa ee dadka badan lagu laayey, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska KM 5 ee…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga xusay sanadguuradii labaad ee qaraxii 14-ka Oktoobar ee dadka badan lagu laayey, waxaana munaasabad ka…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa intooda badan la xiray, waxaana la dhigay ciidamo fara badan iyadoo la joojiyey dhammaan Gaadiidka adeegsan…
Al-Shabaab ayaa War ay kasoo saartay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta Xalane ee ay degan yihiin AMISOM…
Qoraal kasoo baxay Wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiyeyaal ah oo…
Hoobiyeyaal lagu weerarray xarumaha AMISOM iyo UN-ka ee Xalane & Faahfaahinta Qasaaraha ka dhashay..
Weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa lagu weeraray maant xarunta xalane ee dhinaca ku heysa garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo xarumo u…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqadii Garoonka Aadan Cadde uu hakad ku yimid, markii diyaarad ay caga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligan ka jeedinaya Khudbadii furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran…
Sarkaal u xirnaa dowladda Soomaaliya oo ay sheegtay inuu ahaa madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir ayaa mar kaliya laga war…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa maanta tegay xarunta UNSOM ee Xalane, halkaasoo uu kulan lula…
Wadooyinka Muqdisho oo intooda badan hore loogu xiray dhinaca amniga ayna ka taliyaan dhagaxyo waaweyn oo magaalada kala qeybiyey ayaa…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka mida iyo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in xisbi…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha G/Banaadir iyo ku-xigeenkiisa dhinaca maaliyadda oo…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo hadda ah hoggaamiyaha xisbiga KMG ah ee Himilo Qaran ayaa sheegay inuu dacwad ka…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) oo dowladda Soomaaliya u xirnaam…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
