Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay dhowr Madfac oo Hoobiyeyaal ah kusoo dhaceen gudaha magaalada.
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu hortaagan yahay ka qeybgalkiisa…
Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay meydad iyo dhaawac xubno ka tiran Alshabaab, kadib howlgal…
Waxaa xilli Habeennnimo xalay lagu aasay magaalada Guriceel Jeneraal Marxuum Maxamuud Nuur Galaal oo lagu dilay weerarkii Alshabaab ku qaaday…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic caawa laga maqlay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo ay ku sugan yihiin…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa go’aansaday inuu ka qeyb galo shirka Dhuusamareeb ee madaxda dowlada…
Ciidamada gaarka ah ee ilaalada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo diyaarado looga…
Waxa magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ka dhacay xukun lagu fuliyey nin lagu helay inuu kufsaday Gabar degaankaasi ku nool,…
Is-mari-waaga Doorashada dadban ee 2021 ayaa weli taagan iyadoo dowladda Federaalka ay ku fashilantay Qorshaheedii ahaa in Doorashada Aqalka Sare…
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa lagu xiray laba weriye oo ka mida…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar gaadmo ah ah xalay ku qaaday degaan u…
Maleeshiyo beelleed ku lebisnaa dareyska ciidamada ayaa duleedka degmada Ballanballe ku dilay dad shacab ah oo uu ku jiro macallin…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga dareemay diyaargarow nooc cusub ah oo ay wadaan musharixiin ku tartamaya kursi…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa iska difaacay eedeyn uga timid Musharixiinta Madaxweynaha, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo madaxweynaha Jubbaland…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay Gaari iyo Shan qof oo la socday oo dhowaan lagu afduubtay…
Afhayeenka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xersi Maxamed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor inuu ka been…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta Musharixiinta laga waayey jawaab waawaantii uu…
Warar laga helayo deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, Galmudug ayaa sheegaya in xalay ay laba qarax oo waawayn ka dhaceen,…
