Browsing: Galmudug
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay xabad joojin laga gaaray dagaalkii Gaalkacyo.
Weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala magaalada ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii maanta.
Madaxtooyada Galmudug ayaa war-murtiyeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Qasaarihii ugu badnaa ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii saaka dib uga qarxay uu weli socdo.
Bannaanbax looga horjeedo Xasan Sheekh, Wasiir Odowaa & Mahad Salaad oo ka dhacay Guriceel [SAWIRRO]
Bannaanbax looga soo horjeedo qaar ka mida madaxda Soomaalida ayaa maanta ka dhacay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa digniin ka soo saaray weeraro ka dhacay degaanada…
Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray colaadda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaasoo looga hadlay heshiiskii lagu gaaray…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal beeleed saaka ka qarxay degmada Caabudwaaq uu weli socdo. Dagaalkan ayaa ka…
Wararkii ugu danbeeyay dagaal Galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo Madaafiic la is weydaarsaday
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo hor leh au galabta kasoo cusboonaatay ciidamada isku hor fadhiya…
Xildhibaan ka tirsanaa ka tirsan Baarlamaanka Federaalk, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha dowladii KMG ahayd ayaa la baahiyay…
Shir aan la shaacin oo madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Dubai ee dalka Imaaraadaka Carabta ayaa la soo…
Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay wadahadal magaalada Abu Dhabi uga socday madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland.
Ciidamada AMISOM ee dhowaan la geeyay magaalada Cadaado ayaa la wareegay ammaanka magaalada Cadaado gaar ahaan xarumaha waaweyn.
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen.
Madaxweynaha Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn wax maamul sharci oo ka jira gobollada dhexe oo aan ahayn…
Wararka laga helayo magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya inm halkaasi lagu dhexdhexaadinayo madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.
Wararka laga helayo magaaladda Gaalkacyo ayaa sheegaya in magaalada maanta ay ka dhaceen afduubyo lagula kacayo dadka labada dhinac kasoo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Mareykank ee…
Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo maanta ku soo bandhigtay saddex maxbuus oo Ciidamada Galmudug ay ku qabteen Dagaalka magaalada Gaalkacyo.
