Browsing: Hirshabelle
Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedla Hirshabelle ka dhacday doorashada labo kursi oo ka mida kuraasta Gollaha shacabka…
Kooxda Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay qorshe ay u dhigtay ururkii Kacdoonka Hiiraan ee…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan magaaladaasi.
Waxa goor fhoweyd lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarnta maamulka Hirshabelle doorashada kursigii labaad e ee Golaha shacabka Baarlamaanka…
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa saaka ka bilaabatay doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraani Jeyte Cusmaan ayaa si weyn uga hor yimid dalabka xukuumadda Xilgaarsiinta ee ah in ciidmada dowladda laga…
Jen. Xuud: “Farmaajo waxaan igu imid oo reer Hiiran ah waa noo dhammeeyay..”
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul ugu jawaabay siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Xawaadle ee ka hor…
Wasiirka Gudaha & Siyaasiyiinta Beesha Xawaadle oo ka hor yimid ciidamada Farmaajo geeyay Beledweyne
Waxaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiinta iyo Beesha Xawaadle oo si kulul…
Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu canbaareeyay qalaalase ay sheegeen inuu Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hurinaayo Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay saaka halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Milateriga Kumaandooska…
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyey qabshaha lix kursi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federeaalka.
