Browsing: Jubaland
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan iyo wasiirka Amniga Jubbaland ee baxsadka ah C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa abaabul…
Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Sidii ay u xirtay dowladda Soomaaliya…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa difaacay ciidamada dowladda Soomaaliye geysay Gobolka Gedo iyo howlgalka ay halkaasi…
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xirtay guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo iyo Gudoomiyaha degmada Baardheere kadib markii ay waanwaan…
Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa kulankoodii maanta uga hadlay xaaladda Gobolka Gedo oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya muddooyinkii la…
Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab ayaa isu dhiibay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxsadayiyadoo lagu soo bandhigay Degmada Afmadow.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaasha degmada Beledxaawo ay waanwaan kula jiraan ciidamada taageera C/rashiid Janan oo…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu si xowli ah u socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirka baxsadka ah ee Amniga Jubbaland oo saaka ka degay degmada Beledxaawo…
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ee saaka gaaray degmada Beledxaawo ayaa si degdeg ah halkaasi uga bilaabay abaabul…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ay dowladda Kenya kasoo duulisay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay sii wado ciidamada ay ku daabuleyso degmada Luuq ee…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) uu gaaray magaalada Kismaayo.
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh u daadgueysay degmada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo maanta ciidamo cusub diyaarado lagu geeyay…
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid oo la sheegay inuu baxsaday shalay ayaa sheegaya dowladda Soomaaliya ay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sheegay qoraal laga soo saaray xafiiskiisa inay ka walaacsan yihiin xaaladda murugsan ee…
Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa…
Alshabaab ayaa shaacisay inay xukun dil toogasho ah ku fulisay 3 nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin…
Qoraal Caawa kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ayaa lagu sheegay in Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto…
