Browsing: Jubaland
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa noqday mas’uulka ugu sareeya dowladda…
Dowladda Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland ee dib loo doortay…
Waxaa magaalada Kismaayo xilligan ku sugan dhammaan siyaasiyiinta iyo madaxda maamul Goboleedyada ee ku kacsan madaxda dowladda Federaalka, kadib xayiraad…
Iyadoo dowladda Federaalka ay xayiraadii ka qaaday siyaasiyiinta tegaya magaalada Kismaayo ayaa waxaa laba diyaaradood u qaatay magaalada Kismaayo siyaasiyiintii…
Sidee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhoweeyay Magaalada Kismaayo, yaase ka qeyb galay..? [Sawirro]
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ay si toos ah uga degay Magaalada Kismaayo, kadib markii diyaarad kasoo…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaar garow weyn oo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo la…
Wafdiyo ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kusii jeeda magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya ina madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo wafdi balaaran oo la socda ay…
Diyaaradii uu la socday madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ee kasoo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa ka degtay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku adkeystay inuu ka qeyb galayo caleemo saaraka madaxweynaha doorashadiisa muranka ka taagan yahay…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay dacwad ku socoto diyaaradii Sabtidii 5-ta bishan Oktoobar ka degtay Garoonka diyaaradaha…
Waxaa sii xoogeystay jiritaanka qorshe in muddo ah la hadal hayey oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso inay maamul cusub…
Maamulka Jubaland ayaa ku gacan seyraya qoraal kasoo baxay Waasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay qaabka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada…
Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey…
Waxaa magaalada Kismaayo ku sii jeeda mas’uuliyiin iyo madax kala duwan oo doonaya ka qeyb galka caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland…
Xubnahaha isbedel doonka Jubbaland oo shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray Madaxweynaha Puntland, madaxweynayaashii hore ee Somalia…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Diyaaradii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo halkaasi ka dejisay siyaasiyiin iyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta saxiixay lacag gaareysa 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in Diyaarad maamulkaasi leeyahay ay jebisay xayiraadii saarneyd garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo oo dowladda Federaalka ay…
