Browsing: Jubaland
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsanaa ALshabab ay isu dhiibeen ciidamada Jubbaland ee…
Garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo ayaa magaciis laga bedelay, sida uu muujinayo Garoonka oo lagu xardhay magaca cusub ee uu qaadan…
Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabab gaar ahaan Golaha Sare ee Shuurada ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku…
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inuu shalay duqeyn ka fuliyay meel ku dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubadda Dhexe ee…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa Bam gacmeed lagu tuuray Maqaayad ku taalla magaalada.
Shirkii Guddiyada dastuurka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa kala eryay dadweyne isugu soo baxay soo dhaweyntaa Musharax sheegay inuu u taagan…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay Shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galyaan xubno…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka iyo ciidanka Jubbaland ay saaka hawlgallo ku…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muddo 10 maalmood ah ku sugnaa Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…
CIidamada Kenya ayaa duqeyn diyaaradeed xalay ku gubay xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo tegay magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay wata ciidamo ilaalo u ah…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho oo socdaal shaqo dhowr maalmood ah ku…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkiisu daba joogo safarkii Ra’iisal…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa magacaabay Guddiga madaxa Bannaan ee ee Xuduudaha iyo Doorashada ee Jubbaland.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidammadii Kenya ay isaga baxeen Saldhigii weynaa ee ay ku lahaayeen degaanka…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa shaaciyey inay heshiis ka gaareen dhammaan khilaafaadkii u dhaxeeyay dowladda…
